Saturday, May 17, 2025

C/weli Gaas: “Puntlandna waa Aabihii iyo Hooyadii Federaalka Soomaaliya”

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta khudbad ka jeediyay furitaanka Kalfadhigii 35aad ee Golaha Wakiilada Puntland isagoo ka hadlay xaaladda maamulkiisa iyo waxqabadka mudadii uu xilka hayay.

Haddaba waxaan ka soo qaadanay qeybta uu uga hadlay arrimaha federaalka iyo xiriirka kala dhaxeeya dowladda Dhexe.

Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas
Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas

 

Ad

[blockquote style=”2″]

Federaalism’ka Soomaaliya:

Soomaaliya waxay ku heshiisay nidaamka federalism’ka, dastuurka ku meel gaarku  wuxuu qeexayaa qaabka iyo sida uu federalism-ku uga hirgeli karo Soomaaliya, Puntlandna waa aabihii iyo hooyadii federaalka Soomaaliya, waxayna mar walba ku haminaysay Soomaaliya oo mid ah, kuna midowday habka Federalka ah, haddii qaabka federalismka hadda loo wadaa uu noqdo mid ka hor imaanaya shuruucda dalka, dhibna u gaysanaya maamuladii jiray, waxaa imaanaysa in dib u eegis lagu sameeyo wax kasta oo lagu heshiiyey, Dawladda Puntland waxay ka digaysa in lagu xadgudbo dastuurka iyo qawaaniinta dalka lagana fogaado wax kasta oo carqaladeynaya nidaamka horumarka dawladnimada Soomaaliya.[/blockquote]

- Advertisement -

 

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

- Advertisement -

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON