Friday, May 16, 2025

C/weli Gaas oo weerar afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta & Odayaasha Isaaq ee Muqdisho [Dhageyso]

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa jawaab kulul u diray siyaasiyiinta iyo odayaasha ka soo jeeda gobollada Waqooyi ee magaalada Muqdisho ku sugan.

Kadib markii uu maanta dib ugu laabtay magaalada Garowe ayuu shir jaraa’id ka sheegay inaysan waxba ka quseynin qof Xamar jooga arrimaha Puntland.

“Waan garaneynaa nimanka meesha ka hadlaya oo marna leh Somaliland baan nahay, marna leh Dir waqooyi baan nahay,… midhaa iyagaa is waafaqajin doona ayay ila tahay..” ayuu yiri C/weli Gaas oo mar kale weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta iyo odayaasha ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan Muqdisho oo maanta soo saaray war ay ka qaadaceen doorashada 2016.

Ad

DHAGEYSO

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON