Saturday, May 17, 2025

C/weli Gaas oo saddex beelood u qoondeeyay xubnaha Aqalka sare ee loo kordhiyay Puntland

Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland ayaa si degdeg ah  qeybiyay 3-da xubnood ee cusub oo maamulkiisu ka helay xubnaha lagu kordhiyay Aqalka sare.

Afhayeenka madaxtooyada Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabka madaxweyne C/weli Maxamed Gaas u qeybiyay xubnaha  cusub ee Puntland ka heshay aqalka sare.

Laba kursi waxaa la siiyay Beelaha Warsangeli iyo Dhulbahante oo mid hal xubnood la siiyay iyo beelaha shanaad ee dega Puntland oo xubin la siinayo.

Ad

C/weli Gaas ayaa lagu wadaa inuu degdeg soo magacaabo, iyadoo xubnaha dheeraadka ah ay soo magacaabi doonaan madaxweynayaasha maamul goboleedyada.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON