Friday, March 21, 2025

Cusmaan Daallo oo ku guuleystay Kursigii Aadan Cadde ee laga soo doorto Magaalada Beledweyne

Wasiir ku xgeenkii hore hore ee Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Cusmaan Maxamed Cabdi (Daallo) ayaa mar kale ku guuleystay kursiga HOP022 ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya.

Kursigan oo ah Kursigii markii ugu horeysayloo doortay Madaxweyinihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Aadan Cabdulle Cusmaan ayaa 53 sano kadib doorashadiisa ay ka dhacay magaalada Beledweyne, waxaana hore ugu fadhiyey Cusmaan Daallo oo mar kale kusoo baxay.

Cismaan Maxamed Cabdi Daalo ayaa gacantaag ugu guuleystay kursiga HOP 022 ee Golaha Shacabka JFS, kadib markii ay tanaasushay Musharax Faadumo Maxamed Cabdulle, sida u ushaaciyey Guddiga Doorashada Hirshabelele.

Ad

Kursigan ayaa ka mid ahaa lix kursi oo maanta doorashadoodu ka dhacday magaalada Beledweyne. degaan doorashada labaad ee ee maamulka Hirshabelle.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON