Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa gudoomiye cusub u magacabay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha degmada Waaberi ayaa loo magacaabay Sugaal Cali Ayaanle oo ka mid ahaa Dhalinyaro ah oo hore uga soo shaqeeyay Shirkadihii kacay ee FOREX-ka Muqdisho, wuxuuna xilka ka bedelaya Guddoomiyihii hore Cabdicasiis Cismaan Jaamac.
Cumar Filish ayaa dhowaan xilalkii ka qaaday qaar ka mida guddoomiyeyaasha Gobvolka banaadir, taasoo ka mida isku shaandheynta joogtada noqotay ee degmooyinka Gobolka Banaadir.
Ad
.

Warar Xul ah