Saturday, October 12, 2024

Cumar C/rashiid oo War kasoo saaray Kiiska Ikraan Tahliil, baaqna u diray RW Rooble

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku baaqay in la magacaabo guddi baaritaan oo ka sal-gaara dilkii loo geystay Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd sarkaal ka tirsan Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA.

“Waa war aad looga naxo inaan maqalno dilka Ikraan Tahliil. Allah ha u naxariisto, jannadiisana ugu deeqo” ayuu ku yiri qoraal kuu bartiisa Twitter-ka ku soo qoray Cumar Cabdirashiid, isagoo intaas ku daray.

“Waxaa lagama maarmaan ah in Ra’isul Wasaaruhuu, isagoo tixgalinayaa kiiskan inuu magacaabo guddii ay ku jiraan dhammaan hay’adaha ku shaqada leh, loonaa xilsaaro inay ka gungaaraan xaqiiqada dhabta ah ee arrintan qarsoon” 

Ad

Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in kooxda Al-Shabaab ay dileen Ikraan Tahliil Faarax, oo aheyd gabar ka tirsan hay’adda oo la waayey tan iyo 26-kii June.

Hooyada dhashay Ikraan oo lagu magacaabo Qaali Maxamuud Guhaad, oo waxba kama jiraan ku tilmaantay warka NISA soo saartay, iyadoo sheegtay in gabadheeda loo heysto Fahad Yasiin adduun iyo aakhiro.

Cumar C/rashiid oo kashifay Muddo kororsi kooban oo xukuumadiisa dooneyso
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON