Sunday, May 25, 2025

C/raxmaan Faroole oo Hargeysa lagu soo dhoweeyay (Ujeedada socdaalkiisa)

Madaxwaynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland  C/raxmaan  Maxamed Farole ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland isagoo ka soo anbaxay dalka Australia oo uu degan yahay.

faroole

Waxaa Faroole Hargeysa ku soo dhoweeay salaadiinta, odayaal dhaqan iyo mas’uulihiin, waxaana ujeedada socdaalkiisa uu yahay tacsi ku saabsan xaaskiisa oo ku geeriyootay magaalada Garowe.

Ad
Faroole ayaa la sheegay  in ehelka ay xigtada yihiin uu ka tacsi gudanayo maadama geerida xaaskiisa ay ahayd mid si murugo leh ku dhacday. Waxaa lagu wadaa in kadib socdaalkiisa Hargeysa uu Dr. Faroole tago magaalada Garowe ee xarunta Putland.

FB_IMG_1437327270070

FB_IMG_1437327263085

 

- Advertisement -

FB_IMG_1437327249089

 

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON