Sunday, January 26, 2025

Col. Barre Hiiraale oo gaaray Gobolka Gedo, lagana hor istaagay Degmada Doolow

Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo ka mida madaxdii Isbaheysigii hore ee Jubba ayaa maana tegay magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo, isagoo kasoo gudubay magaalada Mandhera.

Ciidamo iyo dadweyne ayaa Barre Hiiraale kusoo dhoweeyay magaalada Baladxaawo, waxaana uu u gudbay magalaada Dolow, balse wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in laga hor istaagayinuu tago magaalada Doolow.

Amarka lagu celiyay Barre Hiiraale ayaa la sheegay inuu ka yimid Guddoomiyaha Degmada Doolow Maxamed Xuseen Cabdi Lafeey, waxaana maamulka Doolow taageerada ciidamada Itoobiya oo la sheegay inay dooneyn imaanshaha degaankaasi ee Bare Hiiraale.

Ad

Barre Hiiraale ayaa la filayaa inuu isla maanta dib ugu laabto magaalada Beledxaawo, waana caqabadii ugu horeysay ee soo wajahda safarkiisii Gobolka Gedo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON