Wednesday, September 18, 2024

Ciidamo uu hoggaaminayo xildhibaan oo Alshabaab kala wareegay degaanno ka tirsan Balcad

Wararka laga helayo Gobolka SH/Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay la wareegeen degaano ka tirsan degmada Balcad oo Alshabaab ay heysteen.

Ciidamadan oo uu hoggaaminayo Cusmaan Xaadoole oo ka tirsan xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa saaka Alshabaab kala wareegay degaano ay ka mid yihiin: Yaaqle, Mukadheere, dhabacoow, Kooraabe, Shanloow iyo Farbaraki.

Shalay ayey ahayd markii ciidamada dowladda oo kaashanaya ATMIS iyo diyaradaha Drone-ka ay la wareegeen degaanka Xawaadley oo muhiim u ah isu socodka Gobolka Sh/Dhexe.

Ad

Dagaalkan ayaa qeyb ka ah weerarrada lagu hay Alshabaab ee ka socda Gobollada Galgaduud, Hiiran iyo Sh/Dhexe.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON