Saturday, April 20, 2024

Ciidamo Beeleed xirtay Wado muhiim u ah Muqdisho oo laga Galo Madaxtooyada Somaliya

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shir ay leedahay Beel ka mida kuwa Muqdisho, shirkaas oo loo xiray Wadadda Maka Al-mukarama.

Shirka ay leedahay Beesha Murusade (Karinle Hawiye) ayaa ka furmay Hotel Dayax oo ku yaalla inta u dhaxeysa Isgoysyada Sayidka ee laga ilaaliyo Madaxtooyada iyo Dabka ee Wadadda Maka Almukarama.

Gaadiidka dagaalka ee Tiknikada loo yaqaan oo Beeshaani leedahay ayaa la soo dhigay agagaarka Hotelka shirku ka socdo, iyadoo laga celiyay gaadiidka, si loo sugo amniga shirka, taasoo la yaab dhalisay.

Ad

Beelo badan oo ka cabanaya hannaanka awood qeybsiga dowladda madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shirar ku yeeshay Gudaha dalka iyo Dibadda, balse waa markii ugu horeysay ee Beeluhu iyadoo awood adeegsanaya xirtaan Wadooyinka Muqdisho.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON