Saturday, April 26, 2025

Ciidamada Turkiga oo la geeyay dalka Qatar iyo Dhoolatus milateri oo ay bilaaben [Daawo Sawirro]

Ciidamada Turkiga qeybtii ugu horeysay ayaa gaartay dalka Qatar, kadib heshiis labada dal dhex maray oo Baarlamaanka Turkiga uu ansixiyay dhowaan.

Heshiiska waxaa lagu dhameystiray saxiixa madaxweynaha Turkiga oo si degdeg ah u amray in ciidamada Turkiga loo diro dalka Qatar, taasoo keentay inay durba ciidamadaasi gaaraan dalkaasi.

Wasaaradda Gaashaandhgga Qatar ayaa shaacisay in qeybtii ugu horeysy ciidamada Turkiga ay ka degeen magaalada Doha, iyadoo ka qeyb qaadan doona dhoolatus milateri oo ciidamada labada dal ay ka qeyb qaadan doonaan.

Ad

Arrintan ayaa soo baxday iyadoo khilaaf weyn ka dhex taagan yahay dalalka Khaliijka, isla markaana Sacuudiga, Imaaraadka iyo Baxreyn ay xiyaraad dhinac waliba leh ku soo rogeen Qatar oo ay ku eedeeyeen inay taageerto argagixisada.

SAWIRRO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON