Saturday, April 19, 2025

Ciidamada Somaliland oo magaalada Hargeysa ku xiray Siyaasi kasoo jeeda Puntland

Wararka laga jelayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay xireen siyaasi kasoo jeeda Puntland oo ku sugnaa magaalada.

Ciidamada Somaliland ayaa Xalay ka qabtay magaalada Hargeysa, kadibna xabsi dhigay Cabdi Jamaal Cismaan oo xilal kala duwan ka soo qabtay maamul goboleedka Puntland, soona noqday wasiirka Xanaannada Xoolaha Puntland.

Xariga Cabdi Jamaal ayaa yimid markii uu magaalada Hargeysa qaab socdaal ah, isagoo sii marayey, waxaase Guri uu deganaa ugu tegay ciidamo sirdoon oo kala baxay, kadibna la sheegay inuu xiran yahay.

Ad

Faahfaahin lagama bixin sababta loo xiray siyaasigan oo hadda wax xil ah ka heynin maamulka Puntland, waxaana warar kala duwan kasoo baxayaan cidda ka danbeysay xarigiisa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON