Tuesday, May 21, 2024

Ciidamada NISA oo Muqdisho ku dilay Dabley Shabaab ah oo fal khaarijin ah fulin lahaa

Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Somaliya ee NISA ayaa ka hortegay koox ka tirsan Alshabaab oo qorsheynayay inay fal khaarijin ah fuliyaan.

Kooxdan oo ka koobneyd laba Nin oo Bistoolado ku hubeysnaa ayey NISA shaacisay in qorsheeyeen isku day dil oo ay ka fulin tabeen degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.

Sida lagu sheegay War kasoo baxay NISA Ciidamada ayaa helay xogta labadan dabley, waxayna dabagaleen kooxdan oo ay toogteen inta aysan gaarin bartilmaameedkoodii, waxaana goobta lagu dilay mid kamid ah dableydii Alshabaab, iyadoo midkii kalena nolosha lagu qabtay isagoo dhaawac ah.

Ad

Waxaa lasoo banndhigay meydka ninka la dilay iyo midka dhaawaca ah ee la qabtay iyo labo Bistoolad oo la sheegay inay wateen, balse faahfaahin lagama bixin cidda ay doonayaan inay dilaan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON