Thursday, March 27, 2025

Ciidamada Lafta-gareen oo la wareegay Gurigii Musharax Fargeeti iyo War kasoo baxay

Xaalada magaalada Baydhaba ayaa degan kadib dagaal maanta oo dhan ka socday oo dhex maray cidamada maamulka K/Galbeed iyo maleeshiyo taabacsan mid ka mida musharixiinta madaxweynaha K/Galbeed.

Ciidamada K/Galbeed ayaa weerar ku aaday Guriga Musharax Maxamed Aadan Fargeeti, waxayna la wareegeen maqribnimadii Galabta markii ay isaga baxeen ciidamadii ku sugnaa, iyadoo qasaare dhimasho ah oo ka badan 10 qof uu dhaliyey dagaalkan oo ay ku jiraan dad 6 shacab ah.

Dhaawaca ayaa gaaray 19 qof oo la geeyay isbitaalka Baydhaba. Wasiirka Amniga K/Galbeed Maxamed Isaaq Cabdi ayaa sheegay in ciidamada Amniga oo Roondo ku jira ay weerar ku qaadeen maleeshiyada raacsan siyaasiyiinta, kadibna jawaab la siiyay.

Ad

Maxamed Aden Ibrahim (Farkeeti) ayaa sheegay in dagaalka lagu qaaday Gurigiisa uu amray Lafta-gareen, isla markaana ay Hub waaweyn ku gareen, kadibna ay bililiqeysteen Guriga oo waxyeelo gaarsiiyeen.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON