Monday, March 24, 2025

Ciidamada Itoobiya oo Sugaya Amniga Xarunta Shirka Baydhaba iyo MD. Xasan Sheekh..

Waxaa magaalada Baydhaba lagu wadaa inuu Berri ka furmo shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo furitaankiisa uu ka qeyb geli doono Madaxweynaha Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku usgan Baydhaboayaa Galbta kormeeray Goobta lagu qabanayo Shirka dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed iyo meelaha loo diyaariyay in la dejiyo martida ka soo qeyb geleysa Shirka.

Sheekh Aadan Madoobe oo ay la socdaan Saraakiisha ciidamada Itoobiyanka, Qeybta 3-aad ee ATMIS ayaa u kuurgalay xaaladda qabanqabada shirka, Hoolka uu shirku ka furmayo, soo dhaweynta martida iyo mas’uuliyiinta qeybta ka ah wufuuda ka qeyb galeeysa Shirka dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed oo loogu balansan yahay inuu ka furmo 16-ka Janaayo 2023.

Ad

Dhinaca kale Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha oo hordhac u ah wafdiga madaxweynaha ayaa maanta gaarayMagaalada Baydhabo.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu magaalada Baydhabo gaaro Berri oo uu ka furmayo Shirka dib u heshiisiinta Koofur galbeed.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON