Sunday, April 14, 2024

Ciidamada India oo Qabtay 35 Burcad Badeed Somali ah iyo Markabkii ay heysteen

Ciidamada Badda dalka India ayaa weerar ku qaaday oo soo furtay Markab ay muddo saddex bilood ah afduub ku heysteen Burcad Badeed Soomaaliyeed.

Qoraal ay so osaareen Ciidamada Badda India ayaa lagu sheegay inay soo badbaadiyeen 17 qof oo ah shaqaalihii Markabka MV Ruen oo sitay calanka dalka Malta kaas, waxayna xiren 35 Burcad badeed Soomali ah oo markabkaasi heystay ilaa Dec 14, 2023.

Howlgalka Ciidamada Badda India ku qaadeen markabka MV Ruen ayaa qaatay muddo 40 saacadood ah, waxayna sheegeen inay is dhiibeen dhammaan burcad badeedka oo aanu wax qasaare ah dhicin, iyadoo lagala wareegay Hub iyo agab kale.

Ad

Markabka MV Ruen, oo ka baxay dekedda Gwangyang ee Kuuriyada Koonfureed ayaa sida shixnad biraha dhismaha ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON