Monday, February 10, 2025

Ciidamada Gorgor oo Qarxiyay Gaari Miineysan oo Alshabaab Qaraxyo kusoo rartay

Wararka laga helayo degaanka Masaajid Cali-Gaduud ayaa sheegaya in laga hortegay Gaari Qaraxyo siday oo Alshabaab ay dooneysay inay weerar ku fuliso degaankaasi.

Ciidamada Gorgor ee xoogga dalka oo ku sugan degaanka Masaajid Cali gaduud ee Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegay in Saaka aroortii gubeenGaari nooca Land Cruizer ah (Leyla Calaawi) ah oo Alshabaab ay kasoo buuxiyeen Qaraxyo.

Gaarigaan ayaa la sheegay in lagu fulin rabay qarax is-miidaamin ah oo lagu qaadayo fariisimaha Ciidamada Gorgor ee Degaankaasi.

Ad

Taliyaha Guutada 17-aad G/Dhexe Dayax Cabdi Cabdule ayey warbaahinta Ciidamadda Qalabka sida kasoo xigatay in Gaariga Miineysan ay ka war heleen, ayna qarxiyeen intii aanu soo gaarin fariisinka Ciidamada.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON