Friday, June 13, 2025

Ciidamada Gogor iyo Khaalid Bin Walid oo qabtay Gaadiid Saad u siday Alshabab

Ciidamada dowladda Soomaaliya, gaar ahaan urur ka mida Gorgor iyo Guutada 25-aad Khaalid Bin Waliid ayaa howlgal ka fuliyeen deeganka Maraay Suuley ee Mesago-waay ku qabtay Gaadiid la sheegay inay Saad u sideen.

Howlgalka ayaa yimid markii laga war halay Gaadiid Saad u siday Alshabaab, waxaana gacanta lagu dhigay laba Gaari oo midkood uu si siday Caano-Booraha Al-mara’i oo tiro badan iyo Gaari BG oo siday 20 fuusto oo shidaal ah.

Ciidmada dowladd ayaa baaritaan ku wada labada Gaari ee lagu tuhmay inay Saadka u sideen Alshabaab iyo 7 qof oo la socday labadaasi Gaari..

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON