Monday, February 10, 2025

Ciidamada Dowladda oo howlgal ku dilay Horjooge ka tirsan Alshabaab iyo maleeshiyo..

Ciidamada xoogga dalka ayaa shaaciyey iay howlgal qorsheysan ku dileen horjooge ka tirsan Alsahbaab iyo maleeshiyo uu waray.

Howlgalkan ayaa ka dhacay degaanka Janaale ee gobolka Shabeellada Hoose, waxaana lagu dilay horjooge Maxamed Nuur Shire oo la sheegay inuu Alshabaab u qaabilsanaa SH/Hoose iyo 13 maleeshiyo oo uu watay.

Warbaahinta dowladda ayaa kasoo xigatay Taliyaha ururka 66-aad, guutada 14-ka October ee ciidamada Milatriga inay ciidamada ka hortageen weerarro ay Alshabaab u qorsheyneysay degaanka Janaale ee gobolka Shabeellada hoose.

Ad

Ma jirto ilo madax bannaan oo xaqiijiyey tirada lagu dilay howlgalka ka dhacay Gobolka Sh/Hoose, iyadoo Ciidamada Dowladda iyo Alshabaab ay kala sheegtaan guulo aan la xaqiijin.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON