Saturday, March 22, 2025

Ciidamada Dowladda oo Alshabaab kala wareegay Magaalada Galcad ee Gobolka Galgaduud

Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada milatariga dowladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka ay Alshabaab kala wareegeen magaalada Galcad ee Gobolka Galgaduud.

Warkan waxaa laga so xigtay Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo shaaciyey in ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka Al Shabaab kala wareegeen degmada Galcad.

Alshabaab ayaa la sheegay inay ka baxeen Galcad oo ka mida degaanada ugu waaweyn ee Gobolka Galgaduud, waxayna hore ciidmada Ciidamada milatariga iyo kuwa degaanka ay shalay la wareegeen Baraagta Sheekh Caamir.

Ad

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in ciidamada ay isu diyaarinayaan weerar ka dhan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON