Saturday, January 25, 2025

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubbaland oo Saldhigii ugu horeeyay kala wareegay Alshabaab

Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka Jubaland ayaa weerar ay ku qaadeen duleedka magaalada Kismaayo waxay maleeshiyada Al-shabaab kala wareegeen degaanka Qunbi.

Degaankan ayaa ahaa sladhig ay Alshabaab ku leedhay degaanka, waana kii ugu horeeyay ee u gacan gala ciidamada dhowaan la abaabulay ee ka howlgala degaannada Jubbaland oo muddo dheer aan dagaal ku qaadin Alshabaab.

Wasiirka Amniga maamulka ayaa sheegay inay howlgalka lagu guuleystay, ayna sii socon doonaan dagaalka lagu qaadayo Al-shabaab, isgoo ugu baaqay deegaannada iyo maamul goboleeyada inay isku gurmadan.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON