Saturday, March 15, 2025

Ciidamada dowladda iyo kuwa Degaanka oo la wareegay Tuulo u dhow Ruun-Nirgood

Ciidanka Xoogga dalka oo ay la socdaan maleeshiyada Degaanka ayaa maanta Aslahabaab kala wareegay Tuulo u dhow magaalada Ruun-Nirgood ee Gobolka Sh/Dhexe.

Ciidamada ayaa qabsaday Tuulada Cadcaddeey oo hoostagta magaaladda Ruun-Nirgood oo ah degaan ah muddo dheer Alshabaab gacanta ku hayeen, mana jirin wax dagaal ah oo ka dhacay halkaasi, kadib markii ay isaga baxeen Dagaalamayaashii Alshabaab.

Gen. Axmed Maxamed Tareedisho oo ka mida saraakiisha ciidamada dowladda ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka saakay ay gudaha u galeen degaanka Cad-Caddeey oo ay ka baxeen Khawaarijta Al-sShabaabn.

Ad

Dagaalkii Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka kula jireen Alshabaab ayaa hakaday maalmihii ugu danbeeyay, iyadoo ciidamada qaarkood dib looga saaraay degaano ay qabsadeen.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON