Friday, March 21, 2025

Ciidamada Dowladda iyo Galmudug oo la wareegeen degaano hoostaga Degmada Xarardheere

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa saaka la wareegay degaanada Miliqo, Dabagalo iyo Ceel Cabdi o hoostaga degmada Xaradheere ee gobolka Mudug, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.

Saraakiisha labada ciidan hogaaminaysa ayaa sheegay in ciidamadoodu ku sii jeedaan degmada Xarardheere oo muddo dheer ay gacanta ku hayeen maleeshiyada Al-Shabaab oo ah xarun weyn oo ay leeyihiin.

Saraakiisha uu ka mid yahay Taliyaha Ciidanka Dhulka ayaa tega degaanada ay Ciidamada kala wareegeen Al-Shabaab, kuwaasoo aan wax dagaal ahi ka dhicin, ayna isaga baxeen maleesiyada Alshabaab.

Ad

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa waxaa ay weli howlgallo kala Duwan ka wadaan deegaanada Koonfura Mudug, iyadoo u gudbay tuulooyinka hoostaga degmada Xarardheere.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON