Saturday, October 12, 2024

Ciidamada Dowlada oo qabsaday Degaan muhiim ah iyo xildhibaanno Qarax ku dhintay

Ciidmada dowadda iyo kuwa Galmudug ayaa la wareegay magaalada Ceelgaras ee gobolka Galgaduud oo ah goob muhiim ah oo ay gacanta ku heysay kooxda Al-Shabaab.

Ciidmada dowladda oo ay wehliyaan, kuwa Galmudud iyo ciidamada deganaka ayaa ayey u suurta-gashay inay la wareegaan magaalada Ceelgaras, kadib markii ay ka baxeen maleeshiyada Al-Shabaab.

Ceelgaras oo dhowaan ay degmo u aqoonsatay Galmudug ayaa guul weyn uga dhigan dagaalka xoreynta Gobolka Galgaduud ee dib u bilowday.

Ad

Dhinaca kale Qarax Miino oo ka dhacay Ceelgaras ayaa waxaa ku dhintay xildhiban Maxamed Maxamud (Maxamed yare) oo ka tirsanaa Baarlamaanka Galmudug iyo Cabdullaahi Ibrahim oo ka tirsanaa Golaha degaanka Caasimadda Galmudug ee Dhuusaameeb.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON