Tuesday, February 18, 2025

Ciidamada Booliska oo qabtay Bambooyin iyo Qaraxyo la diyaarinayey (Sawirro)

Howlgal ay sameeyeen ciidamada Booliska ayaa lagu soo qabtay miinooyin iyo waxyaabaha qarxa oo la diyaarinayey.

Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ciidanka gaarka ah ee la dagaalanka argagixisada Booliska ka fuliyeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose lagu soo qabtay agabka qaraxyada.

Afhayeenka ciidamada Booliska Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay in cutubka la-dagaallanka Argagixisa Boliiska Soomaaliya ee howlgalka ka fuliyay Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose ay gacanta ku soo dhigeen Miinooyin Farsamo ku socotay, Banbaanooyin Gacmeedyo iyo Baaruuda Miinooyinka loo isticmaalo.

No photo description available.
May be an image of indoor
May be an image of outdoors
No photo description available.
May be an image of outdoors
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON