Wednesday, November 13, 2024

Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay Nin ku eedeysan Dil iyo Kufsi naxdin leh

Ciidamada Booliska ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu tuhunsan yahay inuu ka dnabeeyay fal naxdin leh oo ka dhacay Gobolka Sh/Hoose.

Ninkan ay Booliska Gobolka Sh/Hoose qabteen ayaa loo soo gudbiyey magaalada Muqdisho wuxuuna ku xiran yahay xarunta Denbi Baarista ee CID-da si baaritaan loogu sameeyo, waxaana lagu soo eedeeyay inuu gabar caruur ah oo 8 sano ah jir ah uu faraxumeeyay, kadibna dilay.

Ilmahan ayaa xalay la keenay Isbitaalk Medina ee magaalada Muqdisho, waxaana baaritaan kadib suuragsahay in gacanta lagu soo dhigo eedeysanaha falkan lagu tuhunsan yahay., iyado falkan uu ka dhacay degaanka Calamada.

Ad

Afhayeenka Booliska ayaa sheegay in Nin Magaciisa ku sheegay Daahir Maxamed Qaasim laakin Magaciisa rasmiga ah uu yahay Bashiir Maxamed Qaasim uu kufsi iyo dil uu ka geystay Kaam ku yaal duleedka Muqdisho, Ninkaasina uu kufsi iyo dil isugu daray Gabar yar oo 8 sani jir aheyd xilli ay ku sugneydn kaamka Saddex Buurood oo ku yaal inta u dhaxeysa degaannada Xaawa Cabdi iyo Callamada.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON