Friday, March 28, 2025

C/weli Muudey oo ku dhawaaqay shir ay Berri yeelanayaan Xildhibaannada Baarlamaanka & Ajendaha [Akhriso]

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey ayaa ku dhawaaqay in maalinta Berri ee Isniinta ah uu jiro kulan ay yeelanayaan xildhibaannada Baarlmaanka.

Farriin uu u kala diray goor dhoweyd xildhibaannada ayuu ku sheegay in Ajendaha fadhiga uu yahay mooshinkii Guddoomiyaha Golaha Shacabka laga keenay, waxaana farriintan ay soo baxeysaa iyadoo 48-kii saac ee uu danbeeyay ay socdeen waanwaan lagu doonayey in mooshinka xal loogu helo.

Warar xogogaal ah ayaa sheegaya in Guddoomiye kuxigeenka koowaad C/weli Muudey uu ka biyo diidan yahay dadaallada waanwaanta ah ee socda iyo waqtiga lagu luminayo qancinta guddoomiye Jawaari.

Ad

Image may contain: text

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON