Saturday, April 19, 2025

C/weli Gaas: “Lacagta Muqdisho lagu qabtay 3.6 Milyan oo ka mida waxaa loogu talogalay ciidamada Puntland..” [Dhageyso]

Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/wwli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegey in ku dhowaad kala bar lacagtii lagu qabtay Garoonka Muqdisho ay ku socotay Puntland.

Madaxweyne  Gaas  ayaa sheegay in lacagtii lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho cadad gaarata 3.6 Milyan oo Dolar ay ku socotay Puntland oo loogu talogalay ciidamada Imaaraadu tababarraan.

C/wali Gaas oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay lacag dhan Saddex Milyan iyo Lix Boqol oo Kun Dollar loo waday Ciidanka Puntland si mushaar ahaan loo siiyo, wuxuuna sii raaciyay .inuu la xiriiray safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya oo u xaqiijiyey arrintan.

Ad

“Waxaan wacay  Ambassador-ka Imaaradka, wuxuuna ii sheegay lacagtaas qeyb ahaan in ay ugu tala galeen Ciidanka Puntland, Madaxda Dalkana waan la qeybsaday arrimahaasi” Ayuu yiri Madaxweyne Gaas.

DHAGEYSO WAREYSIGA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON