Thursday, March 20, 2025

C/raxman C/shakur: “Wiil sidii Axmed Godane isu qarinaya ayaa Baarlamankii sidaa loo yeelayaa..”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in baarlamaanka lagula kacay falal aan ku habooneyn sida in lagu amro inay damiyaan telefoonada iyo in saxaafadii la celiyo fadhiga.

“Baarlamaankee?.. kan la leeyahay hal daqiiqo hadal, taleefanka demi, warbaahinta celi, ha waydiin hal su’aal wax ka badan.., aamus ee fariiso, Waxaas oo idilna waxaa loo yeelayaa wiil sidii Axmad Godane is qarinaya dartii…!” ayuu kuri qoraal uu diray C/raxmaan C/shakuur.

Hadalkan weerarka ah ayaa si toos ah ugu socda Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo hadda haya xilka ku-simaha Agaasimaha NISA, kaasoo awood badan ku leh dowladda madaxweyne Farmaaji, laakiin jecel inuu is qariyo oo aanay saxaafaddu tebin.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON