Tuesday, February 18, 2025

C/raxman C/shakur: “Guddiga Doorashada waa inay is casilaan intii ay dalka qalalaase gelin lahaayeen”

Hoggaamiyaha Xisbiyada Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hor yimid warka kasoo yeeray Guddiga Doorashooyinka Qaran ee dalka, isagoo sheegay inay sii ogaayeen muddo kordhinta ay doonayaan Guddiga.

“Khudbada Guddiga Doorashooyinka ay muddo kordhin ku soo idlaanayso horaan u ogayn. Mar haddii masuuliyadii loo igmaday ay ka soo bixi waayeen, hal wado ayaa GMDQ u furan, intii ay dalka qalalaase gelin lahaayeen waa in ay is casilaan..” ayuu yiri C/raxmaan Shakuur oo ka digay inay gudidgan qalalaase dalka ka abuuraan.

Guddiga Doorashooyinka ayaa Baarlamaanka ka hor sheegay maanta inay doorasho ku qaban karaan ilaa Ogost 2021 oo ah lix biood kadib marka uu dhaco xilliga dowladda hadda jirta.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON