Thursday, April 24, 2025

C/rashiid Janan oo Nolol lagu helay magaalada Nairobi, Dibna u helay xoriyadiisa

Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in wasiirkii hore ee Amniga maamulka Jubbaland nolol lagu helay, kadib muddo 10 maalmood ah oo la weysanaa.

C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) ayaa la sheegay inuu xirnaa oo lagu sii daayey qaab damiin ah, kadib qeylo dhaan iyo dood ka dhalatay xaaladiisa, markii lagu waayay nolol iyo Geeri, iyadoo markii ugu danbeysay ay kaxeysteen rag aan la garaneyn.

Wararka ayaa sheegaya inuu C/rashiid Janan xalay yimid xilli dambe, arrinta loo heysatana ay noqotay dacwad loo heyso, sida dad u dhow kiiskan ay sheegeen.

Ad

Waxaa hore loo faafiyay in la dilay C/rashiid Janan, taasoo walaac weyn lu dhalisay ehedala iyo xildibannada kasoo jeeda Gobolka Gedo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON