C/llaahi Sanbaloolshe: “Waxaa la i gaarsiiyey inay i doorato jufadeyda hoose ee Cali Madaxweyne..” [DAAWO]

Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ka hadlay qaab dhismeedka dowladda Somalia, isagoo sheegay inaan waxba la qarin oo la caddeeyo qaabka siyaasadda maanta ku dhisan tahay. Isagoo la weydiiyay hadallo qabyaalad ka muuqatay oo uu ka jeediyey xaflad ka dhacay Muqdisho ayuu sheegay in dowladnimada Somalia u dhisan … Continue reading C/llaahi Sanbaloolshe: “Waxaa la i gaarsiiyey inay i doorato jufadeyda hoose ee Cali Madaxweyne..” [DAAWO]