Sunday, March 23, 2025

C/llaahi Sanbaloolshe: ”Soomaalidu waxay joojin doontaa inay Doorato qof aad loo amaanay Farmaajo kadib”

Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa sheegay in Soomaalida inay mar danbe joojin doonto qof aad loo amaanay Farmaajo kadib, isagoo ka hadlayey xaflad musharax u taagan xilka madaxweynaha Galmudug.

“Waxaan jeclahay inaan aad u amaano musharaxa Kamaal Guutaale, laakiin waxaan aaminsanahay in Soomaalidu ay joojin doonto qof aad loo amaanay Farmaajo kadib…” ayuu yiri C/llaahi Sanbaloolshe oo ka digay in Galmudug loo doorto qof gadaal laga wado, oo aan Galmudug la geyn qof uu faraati Jinni ah ugu jiro.

Sanbaloolshe ayaa ka mida xisbiga uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud ee UPD, wuxuuna mucaarad ku noqday kadib markii xilkii taliyaha Hay’adda NISA laga qaaday, wuxuuna dhowaan jeediyey hadal muran badan dhaliyey oo ku saabsan cidda noqoneysa madaxweynaha Soomaaliya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON