Sunday, May 25, 2025

C/kariin Guuleed oo dowladda Somalia ugu baaqay inay joojiso ciidamada ay ku daabuleyso Degaanada..

Madaxweynihii Hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, horena usoo noqday Wasiirka Amniga Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray uaga hadlay xaaladda guud ee dalka, isagoo ku soo beegay sanadguuradii saddexaad ee Doorashadii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Wuxuu dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay joojiso colaadda iyo ciidamada ay ku daabuleyso degaanada nabdoob, loona soo wada jeesto la-dagaalanka Alshabaab, wuxuuna sidoo kale maamul goboleedyada dalka ugu baaqay inay ka quusan xal raadinta iyo wadahadal ay la galaan dowladda Federaalka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON