Tuesday, December 10, 2024

Booliska Muqdisho oo Qabtay Haweeney Laba Dumar ah ku dishay Toorey

Booliska Magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay haweeey ku eedeysan inay Dil ka geystay xaafadda Gubadley ee magaalada Muqdisho.

Haweeneydan ayaa la sheegay nay Mindi ku dishay laba haween ah oo xaasas ahaa, kuwaasoo ay Guri la degeneyd muddo 3 bilood ah, iyadoo si arxan darro ah Toorey ugu weerartay, kadibna baxsatay.

Booliska Gobolka Banaadir ayaa qoraal uu soo saray ku sheegay in howlgal ay sameeyeen ciidanka Qeyta Guud ee Gobalka Banaadir, gaar ahaan saldhiga Booliiska degmada Kaaraan ay gacanta ku soo dhigeen eedeysane gacan ku dhiigle oo dishay laba muwaadin.

Ad

Haweeneydan ayey Booliska sheegeen inay dilka ku geysatay Mindi, iyadoo ay socoto baaris, isla markaana la hor geyn doonaa cadaaladda.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON