Sunday, January 26, 2025

Booliska Galmudug oo Amray in la soo qabto Madaxda iyo Saraakiisha Ahlu suna (Akhriso)

Booliska Galmudug ayaa shaaciyey 36-qof oo Galmudug u aqoonsatey Dembiilayaal, iyadoo la farey laamaha amniga ee Galmudug iyo muumulada kale ee deriska la ah inay gacan ka geystaan soo qabashadooda.

“Waxaa bilowday wejiga labaad oo aan kusoo qaban doono dambiilayaasha oo aan rabno in dowladaha dariska ah iyo laamaha amniga guddahaba ay ka howlgalaan in cadaalada la hor-keeno.” ayuu yiri Afhayeenka Booliiska Galmudug Nuur Cilmi oo shaaciyey liiska 36-da qof oo ay ku jiraanm madaxda Ahlu suna..

Waxaa ka mida hoggaamiyaha kooxda Ahlusunna Sheikh Shaakir iyo saraakiisha kooxdaasi oo dhowaan weerar ku gaaday magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.

Ad

May be an image of 4 people and text that says 'WANTED TALISKA CIIDANKA BOLIISKA SOOMAALIYEED ΟΕΥΒΤΑ BOLIISKA GALMUDUG WANTED WANTED Date 17/05/2022 G/leXDSCabdullahi XDS Cabdullaahi Maxamed Aadan NISA Maxamed Caleyhaa D/le D/leNISAMaxamed NISA Maxamed Cali Suufi D/le Kasan Cali Siyaad Fadlan Haddii Aad aragto Eedeysanayaasha Kor Ku Qoran Ee ka mida Jamhada Sufo Ku Wargali Xarunta Ha adaha Amniga Ee Kuugu Dhaw Ama La Soo Xariir Numberkaan +252610775577'
May be an image of ‎8 people, people standing and ‎text that says '‎ڈ WANTED TALISKA CIIDANKA BOLIISKA SOOMAALIYEE ΟΕΥΒΤΑ BOLIISKA GALMUDUG WANTED WANTED Date: 17/05/2022 Sh Ismaciil tashade 00 Shacaba cabdulaahi maramed barre (beentay) 00 Shacab ah sh xuseen ali madow Shacab ah C/nuur Xuseen Dhinbil 00 Shacab ah Shacab:cabdi cabdi iyaad 00 Shacab ih sh xasan maxamed certe 00 Shacab ah she/kariim caabi call Shacab th Dhamme XDS Faarax Maxamed Faaras (Farar Fadlan Haddii Aad aragto Eedeysanayaasha Kor Ku Qoran Ee ka mida Jamhada Sufa Ku Wargali Xarunta Ha adaha Amniga Ee Kuugu Dhaw Ama La Soo Xariir Numberkaan 252610775577‎'‎‎
May be an image of 8 people and text that says 'TALISKA CIIDANKA BOLIISKA SOOMAALIYEED ΟΕΥΒΤΑ BOLIISKA GALMUDUG WANTED WANTED Date: 17/05/2022 WANTED D/le XDS Axmed Caabi Jimcaae D/le NISA Khaliif Cali Maxamun (Cali Xoash) D/le NISA Cabaas Macalin Cabdi Salaan Maxamed Asmed Cali (Cali Barre) 00 Shacab ah D/le KDS Xeyle Masamed Webliye Cabdul Salaad Jimcaale Maxamed Bashiir Yare D/le XDS Masamed Faaras (Qaanjac) 00 Shacab ah Shacab ah Marti Fadlan Haddii Aad aragto Eedeysanayaasha Kor Ku Qoran Ee geystay Dilkii Ciidamada Gorgor iyo Dhaca Hantida Dowlada kana mida Sufo Ku Wargali Xarunta Ha adaha Amniga Ee Kuugu Dhaw Ama La Soo Xariir Numberkaan 252610775577'
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON