Beesha uu kasoo jeedo Guddoomiyihii la dilay ee Degmada Hodon oo Go’aan culus soo saartay iyo Cidda loo heysto

Beesha uu kasoo jeedo Guddoomiyihii degmada Hodon Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise (Dhagajuun) oo Bishii Janaayo lagu dilay magaalada Muqdisho ayaa dalbatay cadaalad, iyadoo baaq culus u dirtay Madaxda dowladda. Shir ka dhacay Magaalada Muqdisho ayay Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka Beesha Ceyr ee H/Gidir ku caddeeyeen in muddo saddex bilood ah dilka Guddoomiyihii Degmada Hodon aanu wax … Continue reading Beesha uu kasoo jeedo Guddoomiyihii la dilay ee Degmada Hodon oo Go’aan culus soo saartay iyo Cidda loo heysto