Saturday, April 26, 2025

Beesha Caalamka oo Warkii ugu horeeyay kasoo saaray xaaladda magaalada Laascaanood

Wakiilada Saaxiibada Beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa Qoraalkii ugu horeeyay kasoo saaray Xaaladaha iyo Rabshadaha ka taagan magaalada Laascaanood ee dhaliyey dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in ka-hortagga rabshadaha iyo xaqiijinta ilaalinta dadka rayidka ah ay muhiim tahay, waxayna ugu baaqeen maamulka Somaliland xasillooni iyo is-xakameyn iyo Xiisadaha lagu xalliyo isdajin iyo wadahadal.

Xubnaha Warkan soo saaray waxaa ka mida: ATMIS, Canada, Shiinaha, Denmark, Masar, Itoobiya, Wafdiga Midowga Yurub, Finland, Faransiiska, Jarmalka, Urur-Goboleedka (IGAD), Ireland, Talyaaniga, Japan, Kenya, Ururka Jaamacadda Carabta (LAS), Holand, Norway, Qadar, Suudaan, Iswiidhan, Turkiga, Uganda, Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka and Qaramada Midoobay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON