Monday, February 17, 2025

Beelaha Murusade & H/Gidir oo dhigay Gogol looga hadlayo taageerada Hawiye ee dowladda Federaalka

Kulan ay soo qabanqaabiyeen odayaasha dhaqanka beelaha H/Gidir iyo Murusade ayaa maanta ka socda magaalada Muqdisho.

Kulankan ayaa lagu casuumay siyaasiyiinta iyo waxgarada beelaha Hawiye, waxaana looga hadlayaa taageerada Beesha Hawiye ee dowladda  Federaalka.

Warar ku dhowdhow qabanqaabiyeyaasha kulanka ayaa sheegaya in lagu taageerayo xukuumadda Xasan Cali Kheyre, iyadoo Ra’iisal wasaaraha lagu wado inuu shirkan ka qeyb galo.

Ad

Shirkan oo hadda ka socda Hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho ayaa loogu talogalay in lagu daboolo shirar dhowr ah oo hore u dhacay kuwaasoo wax looga tabanayay dowladda Farmaajo iyo Kheyre.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON