Saturday, April 19, 2025

Bannaanbixii ugu weynee ee lagu difaacayo Rasuulka SCW oo ka dhacay dalka Bangladesh (Sawirro)

Dadka Bangladesh ayaa maanta isugu soo baxay dibaxbixii ugu weynaa ee looga horjeedo Madaxweynaha Faransiiska oo taageeray faafinta Sawir-gacmeedyo lagu aflagaadeynayo Rasuulka SCW.

Kumanaan kun ayaa isugu baxay maanta Dhaka ee dalka Bangladesh iyagoo gubay sawiradda madaxweynaha Faransiiska Emannuel Macron oo ay sheydaan ku tilmaameen, waxayna gaareen Safaarada Faransiiska, halkaasoo ciidamada ay ka hor istaageen. Bannaanbaxa ayaa waxaa soo abaabulay xisbiga Islaamiga gu weyn dalkaasi ee Islami Andolon Bangladesh (IAB).

Waxaa sidoo kale ay bannnaanbaxyada looga horjeedo Faransiiska iyo Madaxweynahooda ka dhaceen dalalka Pakistan, Iraq, Turkey iyo marinka Gaza, iyadoo dalalka qaadacay alaabta uu soo saaro Faransiiska ay ku biireen dalalka Iiraan, Jordan, Pakistan Kuwait iyo dalal kale.

Ad

Waxaa sii xoogeysanaya dadweynaha islaamka ee ka dhiidhiyey dagaalka uu Faransiiska ku hayo diinta islaamka Sawirrada aflagaadada ah ee ay faafinayaan.

Tens of thousands of activists took to the streets of Dhaka, Bangladesh, on Tuesday in anger at Macron's stance over the cartoons, and had to be blocked by police from reaching the French embassy
Protesters in Bangladesh branded Macron a 'Satan-worshipper', called for French products to be boycotted, and demanded that Macron be 'punished' for insulting the Prophet
Demonstrators shouted 'boycott France' and 'Macron will pay a high price' as they marched through downtown Dhaka on Tuesday in anger at Macron's comments
Protesters have been carrying images of Macron with shoes tied to them or a boot print across his face. Showing the sole of a shoe to someone is considered highly offensive in Islamic culture
A protester in Iraq carries a portrait of Macron and his wife, denouncing the French President for disrespecting the Prophet
Iraqis burn a representation of the French flag and pictures of the French President Emmanuel Macron during a protest in front of the French embassy in Baghdad
A picture of French President Emmanuel Macron is burnt by Palestinians during a protest against the publications of a cartoon of Prophet Mohammad near Hebron, on the West Bank
Demonstrators shout slogans beside a burning effigy of French President Emmanuel Macron during a protest in Pakistan
People burn an effigy of French President Macron over his comments on Prophet Muhammad caricatures, in Karachi Pakistan
Palestinians gather in front of French Cultural Institute in Gaza City to protest Macron's remarks
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON