Sunday, April 27, 2025

Bannaanbax rabshado wata oo ka socda Muqdisho & darawallada Mooto Bajaajta oo Gadoodsan..

Qaar ka mida darawallada Mooto Bajaajta ayaa bannaanbax ka wada magaalada Muqdisho, iyagoo ka cabanaya dil loo geystay darawal ka tirsan iyo xaaladda magaalada kala xiran oo ay ku shaqeyn waayeen.

Isgoyska KM 4 ayey isugu soo baxeen Bajaajleyaasha iyagoo ku gubay taayerada baabuurta una diiday inay gadiidka maraan, waxayna rabshad ula tageen gaadiidka qaarkood ay dhagxaan la dhaceen.

Bannanabaxa ayaa qeyb ka ah bannaabaxyo kale oo maanta ka dhacay qeybo ka mida caasimadda, iyadoo ay hormuud u yihiin Bajaajleyda oo maanta la dilay darawal ka mida.

Ad

Guddoomiyaha G/Banaadir iyo taliyaha ciidamada Booliska ayaa u tegay banaanbaxayaasha oo u balan qaaday in tallaabo laga qaadi doono askarigii dilka geystay, waxayna ka codsadeen inay bannaanbaxyada joojiyaan, iyadoo guddi ka socda Bajajleyada ay la kulmi doonaan madaxda Gobolka iyo ciidamada.

Image may contain: one or more people, people standing, people walking, crowd and outdoor
Image may contain: one or more people, crowd, car and outdoor
Image may contain: one or more people, sky and outdoor
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON