Wednesday, February 19, 2025

Bannaanbax lagu taageerayo metelaadda G/Banaadir oo ka socda Caasimadda Muqdisho

Banaanabax lagu taageerayo go’aankii Barlamaanka Federaalka ku ansixiyay in Gobolka Banaadir 13 xubnood oo metaalad ah ku yeesho Aqalka Sare ayaa a ssocda caasimadda Muqdisho.

Waxaa dibad-baxa soo abaabulay maamulka Gobolka Banaadir, waxayna dadweynaha ka kala yimaadeen degmooyin Gobolka Banaadir, iyagoo isugu soo baxay taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed iyo mas’uuliyiinta ka tirsan Gobolka ayaa gaaray Taalladda Daljirka Dahsoon oo uu ka socdo bannaanbaxa lagu taageerayo metalaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON