Friday, December 1, 2023

Bankigii ugu horeeyay ee Turki ah oo Xarun ka furtay Magaalada Muqdisho

Bankigii ugu horeeyay ee caalami ah oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa xarun ka furtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Xaflad lagu maamuusay furitaanka xarunta Bankiga Ziraat Katilim ayaa maanta ka dhacday Muqdisho, waxaana Qoraal kasoo baxay Bankiga dhexe ee Soomaaliya lagu sheegay inuu ka qeyb ka noqon doono kobcinta dhaqaalaha dalka.

“Waxaa farxad u ah in uu dadweynaha iyo ganacsatada Soomaaliyeedbala wadaagno in maanta oo ay taariikhdu tahay 29-ka Oktoobar 2023, si rasmi ah loodaahfuray Bangiga Ziraat Katilim, laantiisa Soomaaliya”.” ayaa lagu yiri Qoraalka Bankiga .

Ad

Furitaanka Bankigan cusub ayaa ka qeyb qaadan doona xoojinta xiriirka ganacsi ee Soomaaliya iyo Turkiga.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON