Tuesday, February 18, 2025

Baarlamaanka Hirshabeelle oo kulan degdeg ah ka yeelanaya dib u dhaca Doorashada Madaxweynaha

Baarlamaanka  Hirshabeelle ee Baarlamaanka maamulkaasi ayaa maanta ka shiraya dib u dhigista Doorashada madaxweynaha Hirshabeelle

Guddiga Doorashada ayaa soo jeediyay in muddo 4 maalmood ah dib loo dhigo, si waqti loo siiyo howsha doorashada oo ciriiri soo galay, iyadoo lagu waday inay dhacdo 12-ka bishan Septembar.

Afhayeenka Guddiga doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Xildhibaan C/wali Sheekh Cali ayaa laga soo xigtay  16-ka bisha oo ku beegan Sabtida ay u qoondeeyeeen inay dhacdo doorashada.

Ad

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa maanta yeelanaya kulan degdeg ah, si ay u ansixiyaan codsiga Guddiga Doorashada, iyadoo ay magaalada Jowhar ay musharixiin iyo dad fara badan.

8 musharax oo u taagan doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa ilaa iminka is-diiwaan geliyay, iyadoo qaar kale la filayo inay tagaan magaalada Jowhar.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON