Sunday, May 25, 2025

Baarlamaanka Federaalka oo degdeg ugu yeeray Wasiir Xoosh & Dacwad loo heysto [Akhriso]

Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa loo heystaa war uu dhowaan ku naqdiyay Golaha Shacabka.

Kulankii maanta ee Baarlamaanka ayaa laga sheegay in wasiirka Dastuurka laga doonayo inuu hor yimaado Baarlamaanka si wax looga weydiiyo cambaareyn uu Golaha shacabka u jeediyay dhowaan.

Wasiirka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay qaraarkii ay Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyeen ee ku saabsanaa inay diideen go’aankii maxkamadda sare ee dalka, kaaso 8 xildhibaan oo ka tirsan Golaha kuraastooda ka dhigay sharci darro.

Ad

Golaha shacabka guux hoose ka dhex jiray muddooyinkan ayaa hadda helay fursad uu xukuumadda Xasan Cali Kheyre kula xisaabtamo, taasoo uu abuuray wasiirka Dastuurka oo ah mas’uul aan fekradihiisa qarsan oo baraha bulshada ku soo bandhiga.

HOOS KA AKHRI WARKII WASIIR XOOSH EE BAARLAMAANKA KA CAROODAY

Wasiirka Dastuurka oo ka hor yimid Go’aankii Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON