Thursday, February 13, 2025

Axmed Madoobe oo wakiilka Midowga Afrika ka dalbaday inay ciidamada AMISOM sugaan Amniga Goobta…

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya mudane Francisco Madeira.

“Axmed Madoobe iyo Wakiilka Midowga Afrika waxay ka wadahadleen sidii loo qaadi lahaa tallaabooyinka ugu haboon ee xal lagaga gaari karo ismarinwaaga siyaasadeed ee dalka ka taagan, Si ay doorasho wadar ogol ahi dalka uga dhacdo iyo sidii ay ciidamada nabad ilaalinta AMISOM u sugi lahaayeen goobta uu ka dhacayo shirka loo madlan yahay dhowaan” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland.

Mid ka mida shuruudaha Madaxda Jubbaland iyo Puntland ayaa ahaa in shirka lagu qabto meel dhexdhexaad ah oo ay amnigiisa sugto AMISOM.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON