Saturday, March 15, 2025

Axmed Madoobe oo loo sharciyeey Guri uu ka dhistay Magalada Kismaayo [Daawo Video]

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa loo sharciyeeyay dhul ku yaalla magaalada Kismaayo, iyadoo la furay Hay’ad sharciyeysa dhulka magaalada Kismaayo.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in maanta uu sharci u sameystay Guri uu gaar u leeyahay, kaasoo uu dhistay sanadkii 2005, xiligaas oo wax nidaam sharci dhul bixinta sameeya aanu ka jirin Jubbaland.

Wuxuu sheegay iunuu buuxiyey shuruudahii looga baahna qofka sharciyaysanaya guri dhisan, wuxuuna bixiyay lacagtii loo qoondeeyay. Axmed Madoobe ayaa caddeeyay in dhammaan dhulalka ka baxsan wadadda kala qaybinaysa Magaalada Kismaayo iyo Kismaayada cusub ay yihiin dhul Dowladeed oo qofkii dagaya loo sharciyeynayo.

Ad

Dadka cabashooyinka iyo muranada dhulka qaba ayuu ugu baaqay in ay si wanaagsan sharciga u maraan oo aanay wax walba ka dhigin in degdeg lagu dhameeyo maadama muranada qaar ay adag yihiin.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON