Wednesday, May 21, 2025

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda oo sabab yaab leh u toogtay Darawal Mooto-Bajaaj.

Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa rasaas ku furay darawal mooto bajaaj oo ku sugnaa agagaarka isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho.

Falkan ayaa ka dhacay wadadda Dabka ee aada Isgoyska Bakaaraha, agagaarka Dugsiga Hoose dhexe ee Dhagaxtuur, waxaana la sheegay in askariga oo la socday Mooto kale uu rasaas ku furay Darawalka Mooto Bajaajta, iyadoo rasaastaasi ay dhaawacday, kadibna ay dhaawacday nin kale oo watay Gaari Dameer.

Askriga falka geystay ayaa ka carooday markii darawalka Mooto bajaajta uu biyo wasakh ah ku seytay mootada uu la socday askariga, kadibna uu xabad ku riday taasoo keentay inuu Darawalka dhaawac culus soo gaaro.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON