Thursday, April 24, 2025

Ardayga kaalinta koowaad u galay Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada Sare

Iyadoo maanta la shaaciyey natiijada Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada Sare, sanad-dugsiyeedka 2021-2022 ayaa waxaa la soo saaray 10 arday ee kaalimaha hore ka galay Imtixaanka oo ay gareen in ka badan 32-kun oo arday.

Khaalid Cabdullahi Maxamuud oo dhigta Iskuulka Iftin degmada Wardhiigley, magaalada Muqdisho ayaa noqday ardayga galay kaalinta koowaad ee imtixaanka shahaadiga ah dugsiyada sare ee dalka, isagoo urursaday dhibto dhab 92.86%.

Ardayda gudubtay oo ay tiradoodu ahayd 32,325  ayaa waxaa kaalinta koowaad galay oo keliya Khaalid Cabdullahi Maxamuud oo wax ka barta dugsiga sare ee Iftin, isagoo hoggaanka u haya 10-ka Arday ee gashay kaalimaha hore, kaas oo heli doona qiimeyd gaar ah.

Ad

Imtixaanka dugsiyada sare ee dalka waxaa gashay oo ku gudubtay 32,325 arday oo u dhiganta 97%,Waxaa ku dhaday  Imtixaanka 1143 arday oo u dhiganta 3%.

https://www.facebook.com/sntvnews/videos/630225355341154
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON