Saturday, March 15, 2025

Arday loo qaatay Jaamacadda Umadda sanadkii 1990, balse ku biiray 27 sano kadib! [Daawo Qiso Cajiib ah]

Maxamuud Yuusuf Culusow waa arday dhigta Kuliyadda Saxaafadda ee Jaamcadda Umadda Soomaaliyeed, magaalada Muqdisho, wuxuuna ku biiray, kadib 27 sano kadib markii loo aqabalay kulliyadaasi.

Qisadan Cajiibka ah ayaa ku saabsan arday uu dagaalkii sokeeye ku dhacay isagoo ku baasay imtixaankii Jaamacadda Umadda ee sanadkii 1990-kii, laakiin wargeyskii loogu aqbalay gelidda Jaamacadda ayuu heystay mudadaasi, isagoo markii uu la tegay jaamacadda oo dib loo furay laga aqbalay.

HOOS KA DAAWO QISADA MAXAMUUD CULUSOW  EE BBC

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON